Xaalado cusub oo cudurka Covid-19 oo maanta laga diiwaan galiyay Muqdisho

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 54 xaalado cusub oo COVID-19 ah oo 40 kamid ah ay rag yihiin 14-na ay haween yihiin. Dhammaan bukaannada cusub waxaa laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir. Hal bukaan ayaa ka bogsooday xanuunka. Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay waxey gaartay 582, waxaana ka bogsooday labaatan Ruux. 28 ruux ayaa u geeriyootay cudurka. Wasiirka Caafimaadka … Continue reading Xaalado cusub oo cudurka Covid-19 oo maanta laga diiwaan galiyay Muqdisho